Home Wararka Maanta Itoobiya oo Ka Carootay Heshiiska Masar iyo Soomaaliya Ciidamana Soo Dhoobtay Xaduudka...

Itoobiya oo Ka Carootay Heshiiska Masar iyo Soomaaliya Ciidamana Soo Dhoobtay Xaduudka Soomaaliya

0

Itoobiya ayaa saldhig Milateri oo lasocda xaalka Soomaaliya ka hirgalisay maanta deegaanka FeerFeer, oo ku dhaw gobalka Hiiraan, halkaas waxaa tagay Taliyaha ciidanka Itoobiya Jen, Berhanu Jula, oo askar uu lahadlay u sheegay in difaacayaan Itoobiya, halkana ay cadowga waxa ugu yeeray ka ilaalin doonan.

Bilo kahor Itoobiya ayaa aag ka caagan dagaalka deegaankan u diyaarisay, kaas oo ay maanta kahirgaliyeen, Sidaas oo kale Goday ayaa laga dhigay garoon Milateri.

Agagaarkan goob kudhaw oo gudaha Soomaaliya ayaa saldhig milateri laga siisay dawladda Masar, oo ciidamadeeda dajin doonta, si ay qeyb uga noqdaan howlgalka AUSSOM.

Ad
Previous articleFarmaajo oo Soo Faragaliyay Bajaajlayda Muqdisho Lagu Dhibaataynaayo
Next articleGanacsatada Muqdisho oo Ka Horyimid Go’aanka lagu bilaabaayo Canshuurta lagawada naxay