Madaxwaynaha dalalka Soomaaliya Xasan shiikh Maxamuud iyo kan Masar ayaa goobjoog kanoqday saxiixa Heshiiska iyo Habmaamuuska ay kuwada howlgalayaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo Masar.
Madaxweynaha Masar ayaa kulan gaar ah oo uu layeeshay madaxweyne Xassan Sh u sheegay in ay Masar garabjoogto Soomaaliya, oo ay difaacayso madax banaanideeda dhuleed.
Cabdifitaax Al Sisi ayaa balan qaaday, taageero ay siin doonto Qaahira ciidamada xoogga dalka iyo lahowlgalida oo ay horeyso sugida amniga xaduudaha, sida uu sheegay Afhayeenka madaxtooyada Masar.
Ad