Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah: Dagaal ka dhacay Cadaado iyo Taliyihii Booliska Cadaado...

War Deg Deg ah: Dagaal ka dhacay Cadaado iyo Taliyihii Booliska Cadaado oo Ku dhaawacmay

0

Taliyaha Booliska degmada Cadaado Xuseen Ahmed iyo qof shacab ah ayaa ku dhaawacmay Dagaal dhex martay ciidanka booliska iyo rag hubaysan oo shacab ah.

Dhaawaca Taliyaha ayaa lagu soo waramayaa in uu yahay mid fudud waxaana rasaas ka haleeshay lugta.

Goordhow ayaa garoonka diyaaradaha degmada Cadaado laga qaaday Taliyaha Booliska degmada Cadaado Xuseen Ahmed iyo qof shacab ah oo ku dhaawacmay shaqaaqo dhex martay ciidanka booliska iyo rag hubaysan oo shacab ah.

Muqdisho ayaa loo qaaday si loogu dabiibo xaaladooda caafimaad.

Ad
Previous articleAlshabaab oo Weerar Qaraxyo ku Bilowday ku Qaaday Saldhiga Cidamada Dowlada ee…
Next articleJubaland oo maantay markale Cashir Culus u dhigay Alshabaab Qaarna Nolosha kusoo qabtay