Home Wararka Maanta Warar Hordhac ah oo laga Helay Heshiiska Bada ee Soomaaliya iyo Itoobiya

Warar Hordhac ah oo laga Helay Heshiiska Bada ee Soomaaliya iyo Itoobiya

0

Turkiga ayaa ku howlan sidii meelmar looga dhigi lahaa Is afgarad ay gaaran dawladdaha Itoobiya iyo Soomaaliya, waxaana ilaa hadda socda dadaal xoog leh oo wada hadalada la doonayo in ay guul keenan.

Luuqada iyo erayada la adeegsanayo ayaa kamid ah waxyaabaha adag waqtigan.

Turkigu, waxay soo bandhigeen 3 aragti oo kale duwan, mid kamid ah waa in ay ayagu dhisaan deked laga hirgaliyo gobalada dhexe ama Badweynta Hindiya, oo ay ka dibna isticmaasho Itoobiya, qiimaha ku isticmaalayso lamid yahay kan Jabuuti, lahaanshiyana ay leedahay Soomaaliya, Canshuurta ay qaado DFS, adeegga (Service), kana ay yeelato dawladda Turkiga.

Itoobiyaanka waxay wali diidan yihiin in ay is beeniyeen, (MOU-ga waa kalaabanay), ayagoo ka war wareegaya luuqad cad oo rasmi ah.

Ad
Previous articleXildhibaan Sanyare” Deni Waxaan u jawaabaya markii 4 walalihiisa uu qabrigooda dhagax dhigo oo Puntland dhig iyo dhaqaale u ku bixiyo”
Next articleWadahadalada Itooboya iyo Soomaaliya oo Meel Xasaasi ah Maraaya