Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Maamulka Galmudug oo ku Dhawaaqay inay Xariirka U jareeen…..

War Deg Deg ah:Maamulka Galmudug oo ku Dhawaaqay inay Xariirka U jareeen…..

0

Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaway in ay xiriirka u jareen Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya, waxayna cadeeyeen in aysan qeyb ka aheyn shirka ka furmay Muqdisho.

Hore waxaa u diiday K/ Galbeed oo uu kasoo jeedo Wasiir Roobow iyo Maamulka Puntland. Sidoo kale waxaa hore u diiday culimadii ugu caansaneed ee Ahlusunna Waljameeca.

Weli lama xaqiijin in HirShabeelle iyo Jubbaland qeyb ka yihiin shirkaan balse waxaa muuqato in shir sabab u noqday kala tagga hay’adaha dowladda iyo culimada lagu bixinayo dhqqaalo badan.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Dakada Muqdisho kusoo Kordhisay Arin Ganacsatada Soomaliyees ka Xumaadeen
Next articleMaxamed Cabdi Bille oo Maantay ay Dishay Sodohdiis kadib Markii….