Drs Adna Aden oo ah Lataliyaha sare ee MW Biixi u qaabilsan la hadalka Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday dadweynaha Boorama in aan inan-yar (Wiilyar) oo waalan, uusan hooska ama daganaanshaha ka saarin.
“Reer Boorama,waxaan leeyahay Inan-yar oo waalani, yaanu hadhkiina idinka saarin”
Bilowgii dagaalkii Laascaanood 2023-kii, ayay Drs Adna ugu yeertay Reer Laascaanood in aysan ku caasiyin Somaliland oo Malaayiin Dollar galisay, magaaladana dhistay, haddii la dumiyana waxay sheegtay in magaalo cusub la dhisi doono.
Ad