Eritrea ayaa dalkeeda ka joojisay dhammaan duulimaadyada Ethiopian Airlines, laga bilaabo 30-ka September 2024.
Waxaa lagu eedeeyey xadgudubyo iyo xatooyo buursooyinka rakaabka, waana dhacdo weyn oo fadeexad kunoqonaysa Ethiopia Airlines.
Go,aankaan Kasoo Baxay eriteeriya Wali kama soo Jawaabin Dowlada Ethopia Horay Soomaali badan ayaa Ku waayay Boorsooyin iyo Alaabo U Saarnaa Diyaarada Itoobiyaan airline.
Ad