Home Wararka Maanta Dowlada oo Saakay Cagafcagaf Galisay Dhulkii Dabdamiska Xirtayna…

Dowlada oo Saakay Cagafcagaf Galisay Dhulkii Dabdamiska Xirtayna…

0

Dowlada Soomaaliya ayaa Saakay Gaadiidka Wax Dumiya Soo Dhoobtay Dhulka Dabdamiska oo Bewsha Sacad Daganayd.

Dhulkii Dab-damiska, waxa waqtigaan iminka ah ku jira halkaasi Gawaarida loo yaqaanno Cagafta.

Waxa xiran illaa Aagga Isgoyska Banaadir, iyadoo la diiday isku socodka dadka iyo gawaarida intaba.

Dadkii Daganaa ee Ubadnaa Beesha Sacad ayaa La sheegay in Lasiiyay Dhulkale Halka Kuwa Qaarna Lacag la siiyay Dowlada Ayaana Ciidamo Hubaysan ku Xirtay Wadooyinka Soo Gala Dabdamiska.

Ad
Previous articleBeelaha Dir Iyo Shiikhaal oo Heshiis Ka Gaaray Dagaalkii Qaraaraa ee Dhawaan Dhexmaray(Sawiro)
Next articleMaxaa loo adeegsan doonaa lacagtaan oo Soomaaaliya 12 bilood Gudahood looga Qaadaayo?