Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Dagaal Culus oo Markale ka Qarxay Degmada Luuq...

War Deg Deg ah: Dagaal Culus oo Markale ka Qarxay Degmada Luuq Ganaane

0

Dagmada Luuq ayaa hada dagaal mar kale ka bilowmey, xaafada Cakaaro buulo muusleey ilaa iidaale ayey xabadu ka socotaa.

Xaalada u socodka Magaalada ayaa aad u yaraadey waxaana wararka ay sheegayaan in beelaha dirirtu u dhaxayso ay xalay isu hub uruursanayeen.

Dagaalkaan ayaana Shalay Soo Bilowday kaas oo Askar iyo Shacaba Ay ku Dhinteen Sidoo kale Waxaa Xalay Lagubay Suuqii Degmada luuq Ganaane oo Aano Qabiil dartiis Dab loo Qabad Siiyay.

Dagaal toos ah u dhaxeeyo beesha marixaan iyo macalinweyne Raxanwayn ayaa sababay Dhimasho iyo Burbur Hanyiyadeed ayadoo lagubay Suuqii raxanwaynta.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleDagaal Culus oo ka Dhacay Degmada Luuq iyo Suuqii Raxanwaynta Oo la gubay
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Dagaaladii U Dhaxeeyey Beelaha Sacad iyo Laylkase