Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaal markale Dhex Maray Beelaha Sacad iyo laylkase iyo Ciidamo Loo Diray(Sawiro)

Dagaal markale Dhex Maray Beelaha Sacad iyo laylkase iyo Ciidamo Loo Diray(Sawiro)

0

Dagaal Ayaa Galinkii Danbe ee Maantay Markale Dhex Maray Beelaha Sacad iyo Laylkase oo Wali Isku Horfadhiya Aaga Saaxa Qurun.

Dagaalka Maantay Ayaana Ka dhacay Jiciboor oo Dhawaan dagaalo Qaraar uu Beelha Sacad iyo Laylkase agaas ku Dhexmaray.

Dagaalka maantay oo Ahaa Mid Kooban Ayaa La Xaqijiyay inaysan waz Khasaaro Ah ka Dhalan.

Dhanka Kale Madaxtoyada Galmudug Iyo Puntland ayaa Ciimado isku dhaf ah u direy Deganka Jiicboor Oo Ay isku hor fadhiyaaan Labo Maleeshi Beeleed Oo ka Soo kala jeedaha Galmudug Iyo Puntland.

Ad
Previous articleXilliga ay qabsoomeyso doorashada Jubaland oo la shaaciyay
Next articleDhacdo argagax leh oo laga soo warinaya degmada Afgooye