Home Wararka Maanta Ciidamada Kenya oo Nairobi ku Xiray Laba Xildhibaan oo Baarlamaanka Soomaaliya Ka...

Ciidamada Kenya oo Nairobi ku Xiray Laba Xildhibaan oo Baarlamaanka Soomaaliya Ka Tirsan

0

Ciidanka Sirdoonka Kenya ayaa ka xeystay Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur iyo Xildhibaan Kooshin oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo maalmahaan ku sugnaa magalaada Nerobi.

Ilo xog-ogaal ah ayaa noo xaqiijiyey in ay Ciidankan ka tirsan Nabadsugida Xildhibaanada ku qasbeen in ay si xoog ah ku raaceen, ilaa hadana lama oga sababta iyo meesha ay la aadeen.

Ad
Previous articleXasan shiikh oo Galabtay gaaray Jabuuti Xili Uu Toos Uga Yimid Dalka Dibadiisa
Next articleSarkaal horey uga tirsanaa sirdoonka Puntland oo xog xasaasi ah shaaciyey