Home Wararka Maanta Cabdifitaax Xarbi oo Si Arxan Dara ah loogu Gubay Meeshii Uu jiifay

Cabdifitaax Xarbi oo Si Arxan Dara ah loogu Gubay Meeshii Uu jiifay

0

Muwaadin Somali Ah Oo Ku Geeriyooday Dab La Qabadsiiyay Dukaankiisa Xalay Saqdii dhexe Iyo Dhawac 2 Kale

ALLAHA u Naxariistee, Muwaadin Soomaaliyeed ayaa lagu Magacaabi jiray abdifitaax Xarbi waxaana dadka deegaanka Worcester ee gobolka western cape ay sheegeen in Marxuumka Soomaaliyeed uu waayey wax gurmad ah waxaana dhawac uu dabka kaso gaaray 2 muwaadin oo kale

Gudoomiyaha Jaaliyadda Save Somali community Cabdi Calas Guure oo la hadlay Somalis In South Africa ayaa xaqiijiyay geerida marxuumka iyo dhaawac 2 kale ee dukaanka lagu gubay

Ad
Previous articleDowlada Itoobiya oo Deg Deg Uga Laabatay Go,aan ka Caraysiiyay Dowlada Soomaaliya
Next articleAxmed Madoobe oo Gaaray Deegaanka Buula Xaaji oo Asbuuc ka Hor Alshabaab laga Saaray(Sawiro)