Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey khasaaro Ba’an oo ka,Dhashay Dagaalkii Qararaa ee Maantay...

Wararkii Ugu Danbeeyey khasaaro Ba’an oo ka,Dhashay Dagaalkii Qararaa ee Maantay ka Dhacay Galmudug

0

Update: dhimashadii ugu badneyd iyo dhaawac tiro beel ah ayaa la soo warinayaa in uu ka dhashey dagaal beelo walaalo ah ku dhex-maray maanta inta u dhaxeysa degmooyinka Xeraale iyo Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Wararkii u dambeeyay ayaa tilmaamaya in dhaawacu ka badan yahay 60 ruux, halka dhimashu kor u dhaaftey konton qof oo isugu jira dhinacyada dagaalamaya iyo xubno ka tirsan Ciidamada amaanka Galmudug oo ku howlanaa in ay Kala dhex galaan dhinacyada.

Saraakiisha Caafimaadka ee Isbitaalada Cadaado, Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa xaqiijiyay in dhaawacyo aad u badan isbitaaladooda la jiifiyay, kuwo hor lehna ay saacad walba soo gaarayaan. taasina keeneyso in aysan tiradu wali xaddidneen.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleAlshabaab oo Afduubtay Culumo la Tirsanaa Ahlusuna Waljmaaca
Next articleDalalka ay Al Shabaab hubkooda u adeegsato dagaallada oo la shaaciyey