Home Wararka Somaliya Galmudug Qoor Qoor oo Magacaabay Wasiiro Cusub Xilka kana Ka Qaaday Kuwa Kale...

Qoor Qoor oo Magacaabay Wasiiro Cusub Xilka kana Ka Qaaday Kuwa Kale (Akhriso Beelaha Aykasoo Jeedaan)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug.

Wasiirka Caafmaadka Aya kasoo Jeeda Beeaha Mareexaan gaar ahaan Wagardhac Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa markii labaad u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdulaahi Jaamac

Wasiirka Dhalinyarada ayaa Kasoo Jeeda Asna Beesha Saruur Xilkaan Waxaa Dhawaan Iska Casilay Wasiir Shaaciye oo Qoor Qoor Iskhilaafeen.

Wasiru Dowlaha Wasarada Wax Barashada ayaa Asna Kasoo Jeeda Beesha Shiikhaal .

Wasiirka Wasarada Gaadiidka ayaa Asna Kasoo Jeeda Beesha Mursade.

 

Ad
Previous articleSax Miyaa in Wasiir Mukhtaar Roobow uu dhacay 10 milyan oo dollar?
Next articleCiidamada Dowlada oo Cagta Mariyay Xeryahaan oo Alshabaab Daganaayeen