Home Wararka Maanta Xildhibaan ka Tirsan Galmudug oo Booqday Deegaano dagaal beeleedyo in Mudda ah...

Xildhibaan ka Tirsan Galmudug oo Booqday Deegaano dagaal beeleedyo in Mudda ah ka Taagnaayeen (Sawiro)

0

Xidlhibaan Yonis maxamed Share oo ka mid ah Xildhibaanada ugu Fir-firoon Barlamanka Galmudug Ayaa Booqdey degaanka Saax-qurun Ee Galbeedka Gobolka Mudug.

Halkaa oo Dhawaan ka dhacdey Shaqaaqo Dhex-marey dadka degaanka, waxaana Xidlhibaan yuunis uu Kulan wadawashi ah la qaatay Dadka degaanka Si loo helo Nabad iyo Xasilooni Dhex marta dadka degaanka.

Degaanka Saaxqurun oo dhaca Galbeedka Gobolka Mudug islamarkaana Qiyaastii Gaalkacyo ujira 40 KM ujira ayaa Waxaa inta badan Degaankaas ku soo Noq noqdey Colaad Sanado Badan soo jiitameysey Taasi udhaxeysa Dadka Degaankaas.

Xildhibaanka iyo Saraakiil la socotay ayaa Kulan la qaatay Qeybaha Kala duwan ee Bulshada ee Halkaasi ku sugan.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous article(Sawiro Dheeri Ah) Ciidanka Galmudug ee Maanta la wareegay Deegaanka Bacaadweyne oo Shabaab laga saaray
Next articleMaxaa Laga Badalay Amniga guud ee Garoonka aadan Cadde Amar nuuceesa la siiyay Boliiska ?.