Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh oo Magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Mudane Xildhibaan Dr. Cabdirashiid Maxamed Nuur jilley.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kula dardaarmay Ergayga gaarka ah i in uu si hufan oo daacadnimo leh ugu adeego Qaranka oo uu ka shaqeeyo ilaalinta iyo u qareemidda caafimaadka Muwaadiniinta.

Dr. Cabdirashiid Maxamed Nuur jilley Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada ayaa khibrad, aqoon iyo xirfad wanaagsan u leh arrimaha Caafimaadka iyo Nafqada, taas oo u sahleysa in uu xaqiijiyo hiigsiga dowladda Soomaaliya ee ku aaddan horumarinta caafimaadka dalka.

Ad
Previous articleXasan Shiikh oo Jeneraalkii Asaga iyo Caruurtiisu Alshabaab La Dagaleen oo Ku Dhex Dalacsiiyay Degmada Xarardheere
Next articleFaahfaahin Ninkii gubay kitaabka Qur’aanka oo maydkiisa laga helay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here