Home Wararka Maanta Dagaal Culus oo Kasocda Koonfurta Gobalka Mudug

Dagaal Culus oo Kasocda Koonfurta Gobalka Mudug

0

Wararka Naga Soo Gaaraaya Koonfurya Gobalka Mudug ayaa Sheegaaya in Dagaal iyo Duqaymo Culus Oo KasocdaanHawdka Deegaanka Qaycad oo Alshabaab Dib UQabsadeen Dhawaan.

Ciidanka Xoogga dalka iyo Kuwa Daraawiishta Galmudug Ayaa Weerar Ku Qaaday Goobo ay Ku sugnaayeen kooxda Alshabaabe Hawdka Deegaanka Qaycad.

Waa Maalinkii Labaad oo Howlgal Culus oo Rogaal celis ah Ay qaadeeen CiidamadaDaraawishta Galmudug iyo Kuwa Xooga Dalka Oo isku Daayaya inay Dib Ula Wareegaan deeganadii ay Kasoo Baxeen Dhawaan ee Bacaadwayne Camaara Caad iyo Shabeeloow.

Qabsashada Dhulkaan Maantay Lagu Dagalamaayo ayaa Dowlada Soomaaliya Horay Ugu Waysay Ciidamo iyo Saraakiil kuwaas oo ku nafwayay Dagaaladii Halkaas ka Dhacay.

Dowlada Ayaana Amar Ku Bixisay in Dib loogu laabto Goobihii ciidamada Dowlada Iyo Kuwa Macawislaydu Soo Baneeyeen Dhawaaan.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleAlshabaab Ku Sugnaa Baqdaad iyo Baldooska oo Weerar Culus lagu Qaaday
Next articleDiyaarada Dagaalka iyo NISA oo Shacab Badan ku Xasuuqay Duleedka Muqdisho