Home Wararka Maanta Abwaan dhowr cisho kahor soo bandhigay buug uu ka qoray xaaladda Somaliland...

Abwaan dhowr cisho kahor soo bandhigay buug uu ka qoray xaaladda Somaliland oo xabsiga la dhigay

0

Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo laba cisho uun ka hor kusoo bandhigay buug oo ka qoray xaaladda Somaliland iyo dhalliilo uu ka muujiyay nidaamka xukuumadda talada haysa ayaa saaka lagu xidhay Hargeysa.

Abwaan Abees ayaa buuggan qoray ka dib markii uu xabsi kasoo baxay mar ay dawladdu xidhay dhowr sanno ka hor.

Buugga Mayal ee abwaanku qoray oo la daabacay laba sanno ka hor ayaa muddadaasba u xannibnaa xukuumadda oo gacanta ku haysay ka dib markii ay qabatay daabacaadaha buugga oo garoonka diyaaradahq Hargeysa lagasoo dejinayo, dhawaan ayayse fasaxeen buugaasi.

Waxa isna dalka sannad iyo dheeraad dalka dibaddiisa ugu maqnaa cabsi abwaan abees oo sheegay in xadhigay lala maaganyahay, balse dhawaan ayuu yimi xafladna u qabtay bandhigga buuggan xukuumadda ka cadhaysiiyay.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleIyada oo nabad qabta ayay sariirta jiifatay balse xabad madaxeeda ku jirta ayay ku waabariisatay
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho kuleh kulan aan Caadi ahayn