Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Ragii Habeen ka Hor Dilay Dhaqtar iyp...

War Deg Deg ah: Ragii Habeen ka Hor Dilay Dhaqtar iyp Macalinkii Dugsi Quraanka oo Gacanta Lagu Soo Dhigay

0

Habeen Ka Hor ayay ahayd Markii Dr-Axmed xasan osmaan samey, iyo wallalkiis ka yaraa Moalim liibaan Xasan kuwaas oo Hoyadood Salaan ugu Tagay ayaybRag Hubaysan ku Hor Dileen kuwaas oo La sheegay aano Qabiil.

Ragaan ayaa lagu Dilay tuulada Ilix oo 30 KM u jira magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowladda gobaleedka Galmudug lagu dilay laba wiil oo walaalo ah kuwaas oo kala ahaa macallin dugsi qur’aan iyo dhaqtar.

Xog laga helay hey’adda NISA ayaa horseeday in gacanta lagu soo dhigo iyagoo baxsad ah rag afar ahaa oo ku eedeysan in ay deegaanka ilix ku dileen labo wiil oo walaalo ah.

Cadalle oo shabellaha dhexe ka tirsan ayaa lagu qabtey ragan oo kusii socdey muqdisho, waxaana loo soo qaadey Guriceel oo lagu maxkamadeyn doono.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleWaxa looga Hadlaayo Shirka Xasan shiikh u aaday newyork oo La Shaaciyay
Next articleDable Maxamed Diiriye Cabdulle oo Dhawaan Dilay Taliyihiisa oo Maantay Maxkamad Lasoo Taagay