Home Wararka Maanta Baarlamanka Puntland oo ka soo horjeestay go’aankii maxkamadda dastuuriga ah ku laashay...

Baarlamanka Puntland oo ka soo horjeestay go’aankii maxkamadda dastuuriga ah ku laashay mudda kororsiga ay sameysteen.

0

Baarlamanka Puntland ayaa ka soo horjeestay go’aankii maxkamadda dastuuriga ah ku laashay mudda kororsiga ay sameysteen.

Qoraal ka kooban saddex bog oo uu soo saaray guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayuu ku diiday go’aankii maxkamadda dastuuriga ah ee burisay mudda kororsiga, isagoo xusay in go’aanka maxkamadda uu ka hor-imaanayo qodoba dastuuri ah isla markaana uu yahay mid sharci-darro ah oo aan waxba ka jirin.

Tallaabada guddoonka ayaa soo baxday kadib markii maanta golaha wakiiladu isku mari waayay dood uu ka yeeshay jawaabta laga bixinayo go’aanka maxkamadda.

Maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland ayaa shalay burisay mudda kororsi hal sano ah oo uu samaystay Baarlamanka Puntland kadib codsi maxkamadda uga yimid dhinaca Maamulka madaxweyne Saciid Deni.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Markale Safar ku Gaaray Newyork iyo ujeedka Safarkiisa
Next articleWiil yar oo Falastiini ah oo su’aashiisa laga jawaabi la’yahay