Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan shiikh oo U Dhoofay Dalka Burundi

Madaxweyne Xasan shiikh oo U Dhoofay Dalka Burundi

0

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saaka u jarmaaday dalka Burundi, si uu raaligalin uga siiyo Madaxda dalkaas oo ka carooday hadalo kadhacay Lataliyihiisa Amniga Qaranka oo shir kooxaha amniga lahaayeen, ka sheegay war dhibsadeen ciidamada Burundi.

Sidaas oo kale Xassan Sheekh ayaa ka codsanaya Burundi in aysan labixin ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka ATMIS, oo ilaa hadda jahawareer kajiro nidaamka bixida ama joogidooda.

October ilaa November, Madaxweynaha ayaa isku maray dalalka Biljim, Imaaraatka Carabta, Sacuudi Careebiya iyo Burundi, isagoo dhawaana u socdaalaya UK ilaa December oo Mareykanka aan wali cadeyn.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan shiikh oo Markale si lama Filaan ah uga Hadlay Dagaalka GAZA kasocda
Next articleWasiir Xundubeey oo Weerar afka ku Qaaday Madaxweyne Xasan Shiikh