Qarax ayaa ka dhacay xerkeda kulliyada jaalle siyaad Ee Muqdisho, waxaana la sheegay in Qaraxaas uu gaystay ruux Isku soo xiray waxyaabaha Qaraxa.
Ciidamo feel ku jiray ayuuna doonayay inuu Isku Qarxiyo balse ciidamada ayaa ka shakiyay wayna ka carareen waxaana ka dib risaas ku furay askar ka tirsan Ciidamada Goobta ku sugnaa.
Dhaawac ka soo gaaray risaasta ayaa sababtay inuu is Qaraxiyay, waxaana jira dhaawacya fudud sida Saraakiishu sheegeen.
Dhawaan ayay ahayd Sidaan oo kale ciidamo Lafaylinaayya uu isku Qarxiyay Qof Wax yaabaha Qarxa isku Soo Xiray kaas oo Dilay ku Dhawaad 70 Askari.
Ad