Wax ka badan 36 saacadood waxaa wali banaanka yaal maydadka laba askari oo ku geeriyooday iska hor imaad dhexmaray habeen ka hor Ciidamada Amaanka iyo kooxo hubeysan.
Qeybo kamida magaalada ayaa lagu arkayo maleeshiyo hubeysan kuwaas oo ku heyb ah Askarta geeriyootay waxaana ay diideen in la aaso Meydka iyagoo laamaha amaanka ku eedeeyay in falkan ujeedoodin gaar ah ka la haayeen sida ay hadalka u dhigeen.
Waxaa lafilayaa Guriceel in ay soo garaan masuuliyiin ka socota Maxkamada Ciidamada Qalabka sida kuwaa oo baaraya sida ay wax udhaceyn sidoo kale Saraakiil Iyo madax kale ayaa ku jira arintaan si xal looga gaari lahaaa.
Ad