Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu dambeyn cambaareysay duqeyntii Israel ka geysteen Isbitaalka Al Ahli Arab ee Gaza, halkaasoo ay ku dhinteen in ka badan 500 qof.
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo afka Carabiga ku qornaa ayaa Israel loogu baaqay inay ixtiraamto sharciga caalamiga iyo xabad joojin degdeg ah oo Shuruud la’aan ah.
Ad