Home Wararka Maanta Nin Muslim ah oo Qaxooti ah oo Dib Uceliyay lacag Dhan $716,000...

Nin Muslim ah oo Qaxooti ah oo Dib Uceliyay lacag Dhan $716,000 oo kusoo Qaldantay

0

Muslim qaxooti Suuriya kasoo jeeda ayaa lagu amaanay heerka daacadnimadiisu la eg tahay kaddib markii, sida la sheegay, uu lacag dhan  $716,000 oo si qaldan ugu soo dhacday koontadiisa bangiga uu ugu celiyay qoladii iska laheyd.

Dhacdadan ayaa ka dhacday  Dulkadiroğlu, gobalka Kahramanmaraş ee dalka Turkiga, waxaana Omer Abdulkadir uu ku jiray ceymis dhismo oo gurigiisa oo ku burburay dhul-gariirkii dhawaan ka dhacay Turkiga. Shirkadda ceymiska ayaa labo jeer oo kala duwan koontadiisa bangiga kusoo dirtay $716,000 si uu ugu dayactirto gurigiisa.

“Dadka qaar waxay igu dhaheen ‘waa lacagtaada ha u celinin’, waxaana ku dhahay ilama ahan inay xaqayga tahay,” ayuu yiri.

Go’aankiisa ayaa soo saaray kartida awooddiisa dhowrsanaanta iyo daacadnimadiisa xeesha dheer.

Tusaalayaashuna kuma eka intaas. Waxaa jira qaar kale oo Muslimiin ah kuwaas oo xaqa aysan lahayn ee kusoo ilduufay ku celiyay dadkii lahaa.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleCiidamo Cusub oo Macuuradka Deni ah oo Tababar loogu soo Xiray Puntland(Sawiro)
Next articleDagaal Culus oo Maalintii Sadexaad Kasocda Shabeelada Dhexe iyobHirshabeele oo Daawanaysa