Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay Garsoore ku eedeysan Musuq iyo xatooyo xoolo dadweyne.
Gassoorahan ayaa la sheegay inuu ahaa guddoomiyaha Maxkamada degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.
Dowlada Soomaaliya ayaa mudooyinkan waday olole xoogan oo ka dhan ah musuqa ka jira qaar ka mkd ah heyadaha DF, waxaa loo xiray masuuliyiin dhowr ah, halka kuwo kalena ay baxsadeen iyagoo ka cabsi qaba in dacwado lagu soo oogo.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA XEER ILAALINTA QARANKA..
Ad