Home Wararka Maanta Xeer ilaalinta Qaranka oo war cusub ka soo saartay Haweeneeydii Dishay Caruurtii...

Xeer ilaalinta Qaranka oo war cusub ka soo saartay Haweeneeydii Dishay Caruurtii lagu aminayay ee ay korinaysay

0

Xeer ilaalinta Qaranka ayaa shaacisay iney dacwad ku soo oogeyso haweeney lagu qabtay magaalada Muqdisho oo loo heysto iney geysatay dil iyo dhaawac.

Haweeneydan ayaa waxaa gacanta ku soo dhigay Ciidanka Boliiska Qeybta Galbeeed gaar ahaan Saldhiga Dharkeynley, iyadoo ku eedeysan inay si arxan daro ah u dishay wiil ay eedo u aheyd, halka gabadhii wiilka la dhalatay Boliisku ka badbaadiyay gabadhana ay dhaawacyo badan ku yalaan waxayna u aheyd eedo aabo qabo.

Hoos ka akhriso Qoraalka xeer ilaalinta

Ad