Home Wararka Maanta Qoor Qoor oo Wasiiro Waqti Dheer lasoo Shaqaynayay Xilka Ka Qaaday kuwa...

Qoor Qoor oo Wasiiro Waqti Dheer lasoo Shaqaynayay Xilka Ka Qaaday kuwa Cusubna Magacaabay

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa caawa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya golaha Wasiirrada maamulka Galmudug.

Wasiirrada uu Xalay magacaabay madaxweynaha Galmudug ayaa isugu jira wasiirro, wasiiru dowlayaal iyo wasiir kuxigeeno, waxaana wasiirradan lagu bedelay wasiirro hore oo xil ka qaadis lagu sameeyay.

Wasirka Tamarta iyo Biyaha ayaa Ka Mid ahaa Wasirada Waqtiga Dheer la qaatay Madaxweyne Qoor Qoor kaso mudo ka Badan Sade Sano Xilka haayay.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleEedo Caruur looga Tagay Si arxan Dara ah U Dishay oo Muqdisho lagusoo Qabtay(Sawiro)
Next articleAlshabaab Weerer ku Qaaday Barkoontarool oo Gacanta Lagu Dhigay