Home Wararka Maanta Dowlada oo soo Bandhigtay Hub iyo Khasaaraha Gaaray Alshabaab kii Soo weerar...

Dowlada oo soo Bandhigtay Hub iyo Khasaaraha Gaaray Alshabaab kii Soo weerar Degaanka Daarunaciim

0

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar qarax ku bilowday ku qaaday saldhig ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka kaga sugnaayeen deegaanka Daaru-Naciim ee hoostaga degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhaxe.

Khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalka xooggan ee saakay dhax maray ciidamada dowladda iyo kuwa Al Shabaab, waxa ayna labada dhinac guulo ka sheegteen dagaalkaasi.

Wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala ayaa sheegay in Al Shabaab lagu jabiyay weerarkii saakay kusoo qaadeen saldhig ciidanka ku lahaayeen deegaanka Daaru-naciim.

Waxa uu sheegay wasiir kuxigeenka in Al Shabaab weerarkaasi looga dilay in ka badan 30-dagaalyahan, waxa uu sidoo kale sheegay in looga gubay gaadiid ay wateen loogana qabsaday hub nuucyo kala duwan leh.

Al Shabaab ayaa sidoo kale weerarkan ay saakay ku qaadeen deegaanka Daaru-Naciim ka sheegatay guul, waxa ayna dhankooda shaaciyeen in dagaalka ku dileen 20-askari tiro kalana ku dhaawaceen.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleAskar gubtay Kitaabka Qur’aanka Kariimka oo madaxooda la dul dhigay Abaalmarin Lacageed
Next articleCali Abuukar Jimcaale oo Lashabaab Shaqa Culus u Haayay oo Xukun Adag lagu Riday