Waxaa Caawa ku dhintay Muqdisho Taliye ku xigeenka Booliska Gobalka Banaadir oo ku dhaawacmay dhawaan weerarkii Todobaadkii hore lagu qaaday Saldhiga Boliiska Waaberi ee ku yaala Muqdisho.
Taliye Waaweyne waxa uu ahaa ku xikeenka Farhan Qaroole oo ah Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir.
Dhaawac culus ayaa ka soo gaaray Qaraxaas waxaana Caawa La xaqeejiyay Geerida Taliyahaan.
Taliye waaweyne ayaa ka mid ahaa Saraakiishii Ugu Firfircoonaa Waqtigaan, Balse caawa ayuu Geeriyooday
Ad