Gaarigaas Xamuulka Qaada iyo 3 horjooge oo uu ku jiro horjoogihii maaliyadda Galmudug u qaabilsanaa Alshabaab ayey ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa xoogga ku qabteen deegaanka Baraag Ciise.
Seddexdaan horjooge ayaa xilligii la qabanayay ku howlanaa aruurunta raashinka shacabka deegaankaas, maadama cunaqabateen lagu sameeyay, waxaana ciidanka xogtooda lasoo wadaagay dad shacab ah oo halkaas daggan.
Waxaa sidoo kale lala qabtay 50 kiish oo raashin ah oo ay dadka ka dhaceen.
Maamulka Galmudug ayaana Diiday Wax Gaadiid ah inay Ugudbaan magaalooyinka Ay Alshabaab Wali Haystaan Sida Ceelbuur Camaara iyo Deegaano kale.
Ad