Aun Farxiyo Cabdi Waasuge oo ahayd Wasiir Dowlaha wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug ayaa lagu dilay Muqdisho, gaar ahaan degmada Warta Nabadda.
Maama Farxiyo oo ka mid aheyd wasiiradii dhawaan la magacaabay ayaa halmar uun shaqo utimid Dhuusamareeb oo ay joogtay mudo kooban.
Dilkaan ayaa Ka Dhacay Degmada Wardhiigleey ee Gobalka Banaadir Gaar ahaan Xaafada Nationka Salaadii Cishaha Kadib laba Wiil oo Mooto Saarnayd ayaana Raas ku boobay kadibna Halkaas ayay ku Geeriyootay Wasiirada Farxiyo Cabdi.
Laamaha Amniga Magaalada Muqdisho ayaana Wali Ka Hadlin Dilkaan oo Dhacay Xalay.
Ad