Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dagaal culus oo ka dhacay duleedka Baladweyne iyo Alshabaab oo Laga Duldhacay

Dagaal culus oo ka dhacay duleedka Baladweyne iyo Alshabaab oo Laga Duldhacay

0

Dagaal adag oo u dhexeeya ciidamada deegaanka iyo dagaallamayaasha AS ayaa goor dhow ka bilowday deegaanka Beerxaano ee duleedka magaalada Beledweyne.

Dagaalka ayaa qarxay kadib markii ciidamada deegaanku weerareen goob dhaq-dhaqaaqa AS ay ku sugnaayeen maalmihii lasoo dhaafay.

Xogta horudhaca ah ee la helayo ayaa sheegeysa in uu jiro khasaare nafeed, balse lama xaqiijin karo tirada rasmiga ah.

Dagaalka oo hub culus la isku adeegsanayey ayaa laga maqlayay deegaanada hoos yimada Beledweyne, isagoo soo gaaray illaa maqribnimadii caawa.

Saraakiisha ciidamada xoogaga deegaanka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalka socda ay khasaara xoogan ku gaarsiyeen al shahaab islamarkaana ay fashiliyeen qorshe aay doonayeen in ku gudbiyaan saraakiil ka tirsan kooxdaas.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleCiidamada Galmudug oo Degaan Hor leh Kala Wareegay Alshabaab
Next articleDhaqtarkii Dilaaga Ahaa ee Ka Tirsanaa Alshabaab oo Xukun Adag Lagu Riday