Ciidanka dib Uxoreynta Beesha Qubeys oo La Wareegay Degaanka Qeycad Ee Konfurta Gobolka Mudug ,
Degaanka Qeycad hoos yimaada Degmada Bacadweyne ayaa ahaa meel Ururka AS ay ku dhuumaaleysan jireen Islamarkaana ay ka Soo abaabuli jireen Wearada Gaadmada ah Ay ku dhagri jireen Shacabka Somaliyeed.
Alshabaab ayaan isaga Baxay Degaanka Qaycad Kadib markii ay ka Warheleen in Ciidamada Galmudug kusoo Wajahanyihin Waxayna isugu Tageen Degmada Baacadwayn
Ad