Labo horjooge oo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa iska soo dhiibay degmada Wisil, kuwaas oo wata labo qori oo ay duurka kula jireen, sida uu noo xaqiijiyay agaasimaha barnaamijka dhaqan celinta isisoo dhiibayaasha Galmudug Abdirahman Maxamed Cali.
Sidoo kale gaadiid dagaal iyo horjoogayaal madax ka ah ayaa lafilayaa in ay isisoo dhiibaan sida aan wararka ku helnay.
Alshabaab ayaa Laga Saaray inta Badan Degmooyinka ay kaga Sugnaayeen Alshabaab Sida Xarardheere Galcad Iyo Degmada Ceeldheer waxaana Lafilayaa In Alshabaab Dhawaan Laga Saaro Guud ahaan Deegaanada Galmudug.
Ad