Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo dadka degaanka ayaa kooxda ka xoreeyey Degmada Xarardheere ee gobolka Galgaduud sida uu xaqiijiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).
Alshabaab ayaa Dhawaan Isaga Baxay Degmada Xarardheere Kadib Ciidamo Badan oo kusoo Wajahnaa Darteed.
Dadka Daganaa Magaalada Xarardheere ayaa Badankood Alshabaab horay Usii Wateen si ay Gabaad uga Dhigtaaan. Ugana Badbaadaan Duqaymaha Diyaarada.
Waa Degmadii labaad oo Maantay Laga Saaro Alshabaab Saakay ayaa Sidoo kale lagala Wareegay Degmada Galcad ee Gobalka Galgaduud.
Ad