Home Wararka Maanta Wariye Jamaal Cosmaan oo Saacado ku Xirnaa Muqdisho oo Dib loo Celiyay

Wariye Jamaal Cosmaan oo Saacado ku Xirnaa Muqdisho oo Dib loo Celiyay

0

Magaaladda Muqdisho waxaa laga masaafuriyey oo waddanka laga saaray Weriye Jamaal Cismaan oo shalay illaa saakay Xabsi guri ku ahaa Xamar.

Xubno kasocday Xaafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa isku dayey iney sii daayaan Jamaal, balse way ku guul darreysteen oo waa kaas la masaafuriyey.

Wararka Weriyahan la Masaafuriyey loo heysto waxaa kamid ah, Caddeyn la’aan inuu sheegay war ahaa Khawaariijta Shabaabka ayaa waddanka qabsan kara, iyo buunbuunin kale oo uu u sameynayey kooxda Gabbalkoodu dhacay ee ka macaasha daadinta Dhiigga Shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed.

Ra’iisul wasaare Xamze ayaa goob Fagaare ah ka sheegay in Qofka Shabaabka ammaana uu yahay Caddowga koobaad ee dhabar jabinaya Dagaalka dowladdu dalka kaga sifaynayso Shabaabka sii dhammaanaya.

Lama oga in si toos ah Xamze wax uga ogaa Masaafurinta Weriye Jamaal.

 

Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada
Ad
Previous articleMaraykanka oo Shaaciyay inuu Alshabaab Badan uu Duqayn ku Dilay
Next articleMadaxweyne Deni oo la Heshiiyay qaar kamid ah Ururada Siyaasada iyo Saddex Urur oo kahor timid