Home Wararka Maanta Ciidamda Dowlada oo inka badan 22 Sacadood kadib soo Afjartay Weerarkii lgu...

Ciidamda Dowlada oo inka badan 22 Sacadood kadib soo Afjartay Weerarkii lgu Qaaday Villa Rose

0

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay iney soo afjartay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay fiidkii hore ee xalay ku gashay dhismaha hoteelka Rays oo ku yaala xeyndaabka madaxtooyada Soomaaliya.

Afhayeenka ciidanka booliska Sadiiq Doodishe oo suxufitiinta la hadlay ayaa sheegay in la toogtau dhamaan dableydii weerarka ku gashay hoteelka, wuxuuna amaanay ciidamadda amniga ee howlgalka waday ilaa xalay.

Inkabadan 10 ruux ayaa ku geeriyootay weerarkan oo noqonaya kii 3aad ee culis oo Shabaab ka geysato caasimada, weerarkan waxaa ka horeeyay kii Xayaat Hiteel ee dhacay bishii August iyo weerarkii Zoobe 2.

Su’aalo badan ayaa ku gedaaman weerarka hiteelkan oo ay ugu horeyso sida Dableyda Shabaab ay kaga talaabeen baraha Kontorool ee ka horeetay dhismaha hoteelka iyo sida ay hubka ugala talaabeen aagaasi oo ah mid si weyn loo ilaaliyo.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleKista Mall oo lagu Qaaday Dhac Hubeysan ” Rag Gudaha u Galay Moolkaasi”
Next articleQoys Dil Wadareed loogu Gaystay Xalay Duleedka Degmada Warshiikh