Deg Deg:- Ciidanka Amaanka Degmada xabeedka Hobyo ayaa gacanta ku dhigay 20 tuux oo Ajanbi ah kuwaas oo lagu tuhmaayo inay ka tirsan yihiin Khawaarijta Al Shabaab
Taliyaha Saldhiga Booliska Hobyo shiikh salaad ayaa warbaahinta Qaranka soomaliyeed u xaqiijiyay inay xalay goor dambe gacanta ku dhigeen 20 ruux oo Cadaana kama imaaday dhaqanka Degmada Xarardheere kuna socdaalayay gawaari raaxo.
Waa Markii ugu Horaysay oo Gacanta lagu Dhigay ajaanib alshabaab ah Tan markii uu bilowday iDagaalkii Cuslaa ee lagu Qaaday Alshaab
Ad