Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Xasan Shiikh oo Cawa ku Hoyanaya Dhuusamareb kadib Boqashadiisii Furimaha Dagaalka

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Cawa ku Hoyanaya Dhuusamareb kadib Boqashadiisii Furimaha Dagaalka

0

Baxdo oo aheyd halkii casharka iska caabinta loogu dhigay Al-Shabaab iyo halganka dib xoreynta ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta safar ku maray saddex gobol oo aag dagaal kaga furan Al-Shabaab.

Degmada Maxaas oo ka mid aheyd deegaanadii halganka dib u xoreynta ka bilowday ayuu Madaxweynuhu gelinkii hore ee maanta tagay, si uu dhiira geliyo ciidanka XDS iyo dadka deegaanka.

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaana Caawa Ku Hoyanaaya Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Ad
Previous articleFIFA oo sheegtay in Reer Galbeedka Hagaajiyaan Xaquuq Muhaajiriinta Halkii ay Qatar ka dhaliili lahaayeen
Next articleBaraf Xoogan oo ka da’ay Sweden iyo Digniino loo diray Darawalada