Home Wararka Maanta Senator Cabdi Ismaaciil Samatar “ Istaraatijiyadda Al Shabaab hadda lagula dirirayo...

Senator Cabdi Ismaaciil Samatar “ Istaraatijiyadda Al Shabaab hadda lagula dirirayo waxay ku Soomaaliya ku hoobinaysaa cadaab aan dhammaad lahayn” 

0

Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo katirsan golaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maqaal uu ku qoray wargeyska Daily Maverick ayaa wuxuu cinwaan uga dhigay “ Istaraatijiyadda Al Shabaab hadda lagula dirirayo waxay ku Soomaaliya ku hoobinaysaa cadaab aan dhammaad lahayn”

Senator-ka ayaa maqaalka ku sheegay in Qabaa’il la hubeeyaa ay wadanka dib ugu celinayso dagaal sokeeye oo uu sheegay in Soomaaliya hadda kasoo kabanayso.

“Madaxweynahu waa in uu aaminaa in aanu kalsooni ka haysan shacabka. Waa in uu dib u soo nooleeyaa kalsoonidiisa in uu yahay hoggaamiye qaran” ayuu kuyiri qoraalka

Si taas loo helana 4 arrimood ayaa la gudboon ayuu yiri oo kala ah.

1- Waa in la beddelo Raysalwasaaraha iyo golaha wasiirrada lana keeno kuwo ka tayo wanaagsan oo bulshada kicin kara, taladana lagu aamini karo.

2- Waa in la xoreeyo Muqdisho. Xoraynta Muqdisho waxay rajo u noqonaysaa dalka intiisa kale.

3- Dadka caasimadda waa in loo oggolaado in ay doortaan maayerka iyo golaha deegaanka.

4- Haddii lagu guuldarraysto in arrintan si degdeg ah loo fuliyo, waxa ay faca Soomaalida dhaxalsiin kartaa cadaab aan dhammaad lahayn.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleWasiirka Amniga Galmudug iyo Wasiiro Kale oo Gaaray Deegaanka Qaayib oo Alshabaab Dagaal Culus ku Qaadeen(Sawiro)
Next articleFörsäkringskassan iyo Svenska kraftnät oo iska Kaashanaya Caawinta Korontada