Home Wararka Maanta Denmark oo Maxkamad soo taagtay Saddex Dumar ah oo lagu heesto dambi...

Denmark oo Maxkamad soo taagtay Saddex Dumar ah oo lagu heesto dambi la xiriira,

0

Saddex dumar ah oo Denmark ku soo laabtay oo ka yimid Suuriya ayaa loo haystaa dambiyo argagixisanimo iyagoo ka qayb qaadanaya dhaqdhaqaaqyada ISIS.

Haweenkan (33, 35 iyo 38 sano jiro ah ) waxay ku noolaayeen guri ay daganaayeen Xubnaha ISIS ee Suuriya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray xafiiska xeer-ilaalinta guud ee Denmark.

Saddexda dumar ah iyo 14 carruur ah ayaa laga soo celiyay Danmark xerada Al-Roj ee waqooyi bari Suuriya 7-dii Oktoobar. Haweenka ayaa xabsiga ku jiray tan iyo markaas. Sida laga soo xigtay SVT.

“Marka la eego aragtidayada, haweenku waxay ahaayeen qayb muhiim ah oo ka mid ah ISIS iyada oo loo marayo qoyska iyo taageerada hawlgalka ee ururka argagixisada, taas oo gacan ka geysatey dhaqdhaqaaqyada ISIS,” ayuu yiri dacwad oogaha guud Jakob Nielsen.

Laba ka mid ah haweenkan ayaa haysta dhalashada Denmark, halka ta saddexaadna ay haysato laba dhalasho, sidaas awgeed xeerilaalinta guud ayaa ku baaqday, in Danmark laga soo masaafuriyo

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleFaahfaahin: Alshabaab oo Weerar Ismiidaamin ah ku Qaaday Masaajidka Cali Gaduud ee Dhawaan laga Qabsaday
Next articleMadaxweynaha Hir-Shabeelle & taliyaha xoogga oo gaaray degaanka Masaajid Cali Gaduud