Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa saaka safar indha indheyn waxaa ay ku gaareen magaalada Buuloburde ee gobolka Hiiraan.
Safarka ayaa ayaa ujeedkiisu yahay u kuurgelidda xaaladda dadka deegaanka, qiimeynta buundada ay shabaab qarxiyeen, barnaamijyada xasillinta iyo arrimo kale.
Ad