Home Wararka Maanta Deeq Laga Raray Guriceel iyo Dhuusamareeb oo lagaarsiiyay Gobalka Hiiraan(Sawiro)

Deeq Laga Raray Guriceel iyo Dhuusamareeb oo lagaarsiiyay Gobalka Hiiraan(Sawiro)

0

Deeq taakulo ah oo ka timid Guriceel iyo Dhuusamareeb ayaa gaartay furimaha hore ee Gobolka Hiiraan, gaar ahaan aaga Yasooman.

Gudoomiye Cali jeyte ayaa uga mahad celiyey beesha labadaasi magaalo dadaalka ay ugu jiraan garab istaagida walaalohooda dagaalka kula jira Alshabaab.

 

Ad