Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh oo Markale Dib usoo Magacaabay Gudoomiye Liibaan Cali Yaroow

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Markale Dib usoo Magacaabay Gudoomiye Liibaan Cali Yaroow

0

Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dib ugu magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida S/Guuto Liibaan Cali Yaroow, oo uu hore xilkan uga qaaday Farmaajo.

Xilka waxaa laga qaaday S/Guuto Maxamuud Axmed Xasan (Dalab), waxaana dib u midoobay Shuute iyo Liibaan Cali Yaroow.

Ad