Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh ayaa gaaray Magaalada Kampala ee dalka Uganda halkaasoo uu wada hadal kula yeelan madaxda dalkaas.
Sidoo kale Madaxweeynaha ayaa ka qeyb-geli doona dabaaldega Maalinta xorriyada dalkaasi.
Waxaa amadaxweynahaniyo wafdiiisa siweyn ugu dhoweeyey garoonka dayuuradaha magaalada Kambala masuuliyin iyo saraakiil ka tirsan dowlada Ugandha
Xassam Shiikh ayaa dalalka deriska ah kala hadlaya sidii ay gacan weyn uga geysan lahaayeen la dagaalanka Kooxda Al-Shabaab.
Waa booqashadii labaad ee Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh ku tago Ugandha tan iyo markii loo doortay xilka bishii May ee sanadkan.
Ad