Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowladda Galmudug Ayaa maantay Magaalada Dhuusamareeb ku soo xirtay shirkii Dib-Uheshiinta beelaha walaalaha ah ee War’dhac iyo Saleebaan.
Shirkaan ayaa waxaa daah furay 18 September 2022 Madaxweeynaha Galmudug Mudane Ahmed Abdi Kaarie Waxaana maantay la kala saxiixday heshiis kaKooban 16 qodob.
Waxaana siwada jira usoo xiray Madaxweeyne ku-xigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Mudane Abdi Mohamed Jamac (Cabdiwayel).
Ad