Home Wararka Somaliya Jubbaland Ciidamada Itoobiyaan oo Farabadan oo soo Gaaray Gobalka Gedo kadib Heshiiski Xasan...

Ciidamada Itoobiyaan oo Farabadan oo soo Gaaray Gobalka Gedo kadib Heshiiski Xasan Shiikh iyo Abiya

0

Boqolaal kamid ah ciidanka Itoobiya ayaa kasoo gudbay xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya, gaar ahaana degmada Doolow ee gobalka Gedo, kuwaas yoolkoodu yahay qaadida howlgalo ka dhan ah Kooxaha Argagixiso.

Gudoomiyaha degmada Doolow ayaa soo dhaweeyey ciidankan Itoobiya, ka dib markii ay maalmihii u dambeeyey soo baxayeen macluumad xaqiijinaya in kooxda Al Shabaab ay dhaqdhaaaaq kawadaan gudaha gobalka Gedo ilaa Koonfur Galbeed.

Itoobiya ayaa dhawaan sheegtay in ay la dagaalamayso kooxahan, oo ay sheegtay in ay gacan-saar layeesheen kooxo Argagixiso oo kasoo horjeeda ammaanka Itoobiya.

Ad
Previous articleAlshabaab oo Dib ulawareegay Degaanka Moqokori iyo Degaano kale oo dhawaaan Laga saaray
Next articleGalmudug oo heshiis kala Dhex dhigtay beelaha Wagardhac iyo Saleebaan oo Dhawaan Dadbadan iska Dilay(Sawiro)