Home Wararka Maanta Deg Deg: Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Gacanta Kusoo Dhigay Sarkaal Sare oo...

Deg Deg: Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Gacanta Kusoo Dhigay Sarkaal Sare oo Alshabaab ah(Sawiro)

0

Cabdi shidane Culusoow oo ahaa madaxii Isgaarsiinta Qeycad iyo Camaara ee Maleeshiyaadka Al shabaab ayaa maanta lagu qabtay Howlgal Ciidamada Deegaanka Bajeela maanta ka sameeyeen koonfurta Gobolka mudug

Sargaalkaan ayaa Maleeshiyaadka Al shabaab kasoo qabtay xilal kala duwan sida Saraakiisha Daraawiishta Galmudug oo maanta lagu wareejiyay inoo xaqiijiyeen

Sargaalkaa ayaan ku dhashay Deegaanka ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleCiidamada Galmudug oo Sadex Degaan kala Wareegay Alshabaab
Next articleCiidamada Galmudug oo Kaashanaaya Dadka Deegaanka oo Weerar Culus ku Qaaday Alshabaab Saakay