Dhalinyarada Gobolka Mudug ayaa deeq Raashina gaarsiiyay Ciidamada Deegaanka ee ku sugan Magaalada Qeydaro ee Gobolka Galgaduud
Si loo dhiiragaliyo Ciidamada Deegaanka ee Dagaalka kula jira Maleeshiyaadka Al shabaab ee gabalkoodu dhacay ayay Dhalinyarada Gobolka Mudug Deeq gaarsiiyeen Ciidamada waxayna tilmaameen inay garab taagan yihiin
Maamulka iyo dhaqanka Deegaanka Qeydaro ayaa qeexay inay ka go an tahay Dagaalka lagu ciribtirayo Maleeshiyaadka Al shabaab.
Ad